Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa waxa ay xaqiijinayaan in saaka barqanimadii ay ciidamo Itoobiyaan ah oo wato kolonyo gaadiidka dagaalka ah ay la wareegeen magaalada Diinsoor oo katirsan gobolka Baay. Read More ...
Shirkada shidaalka baadha ee Petroliam Nasional Bhd ayaa gobolka OGADEN dib uga bilaabi doonta howlihii shidaal baadhista iyadoo 3 ceel ka qodi doonta goobaha macdanta hodonka ku ah ee loo yaqaan OGADEN BASIN. Read More ...
Warar dheeraad ah oo la xidhiidha sababaha loo xidhay xawaaladihii magaalada Godey ayaa waxa ay sheegayaan in maamaulka magaalada Godey ay dacwo ka dhan ah xawaaladaha u gudbiyeen ciidamada xabashida ee ku sugan xerada Birigeedhka. Read More ...
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Godey ayaa waxa ay xaqiijinayaan in dhamaan xawaaladihii ka hawl gali jiray magaalada GODEY iridaha loo laabay iyadoo aysan jirin wax war ah oo la xidhiidha sababaha loo xidhay xawaaladaha. Read More ...
Kumannaan dadweyne reer Koonfur Afrika ah iyo kuwo kale oo ajaanibta ku ah wadankaani ayaa Maanta Salaadii Jimce ka dib isugu soo ban-baxay Xafiiska Qunsulka Maraykanka u fadhiya ee ku yaala bartamaha Magaaladatan Johannesbrug iyadoo halkaasi ay ku muujinayeen dareenkooda ku aadan xuuqa gardarada ah ee ay Yuhuudu ku heyso shacabka reer Falastiin. Read More ...