TPLF oo shir uga furmay Makelle 07 Sep 2010 Ururka Tigray People’s Liberation Front (TPLF) oo hogaamiya isbahaysiga talada dalka haya ee EPRDF ayaa lagu soo waramayaa in shir uga furmay caasimada qawmiyada Tigray ee Mekelle iyadoo lafiliyo in dhawaan dalka lagaga dhawaaqo xukumad cusub.