•   HOME 
  •  MAQAALLADA
  •  SOODIR WAR 
  •  WARAR KALE 
  •  NEWS IN ENGLISH 
  • MEDIA NEWS 
  • ENGLISH ARTICLES
  • CONTACT US @
Ciid Mubaarak 09 Sep 2010
Maamulka iyo wariyaasha Warsidaha Dhanaan.com waxay munaasabada ciidul fitriga salaan qiima badan hawada u marinayaan guud ahaan umada muslimiinta gaar ahaan umada Soomaaliyeed.Waxaana leenahay Taqabala-llaahu minaa minkum saalixal acmaal.Ilaahay ha inaga dhigo kuwii ciidan ciideeda kale ku gaadha caafimaad,nabad iyo cibaado suuban..Ciid Mubaarak


Ciid wanaagsan oo farxadeeda leh 09 Sep 2010
Allah Weyn-Allah Mahad leh,Suubane Rasuulkeenii(CSW)ayaa ku dayasho Wanaag iyo dhaqan-raacidba leh,Ciidu el-Fidrigu munaasabad qiimo iyo qaayo weyn leh,maalmo farxadeed xafladeeyn iyo damaashadaa islaanimo ku fadhiya leh
SII AKHRI >>


Xidig oo Cumar C/rashiid ugu baaqay inuu iscasilo. 09 Sep 2010
Wasiiru dawlaha arimaha gudaha ee DKMG Cabdrashiid Xidig oo maanta wareysi siiyey laanta afsoomaaliga ee idaacada VOA ayaa dhaliilay Raysul wasaare Cumar C/rashiid isagoo ugu baaqay inuu meesha katago isaga iyo xukumadiisaba si loo bad baadiyo qaranka soomaaliyeed.
SII AKHRI >>


Hayada Samafalka ee RDA oo Deeq Lacag Kaash ah gaarsiisay qooysas agoon ah iyo kuwo Naafa ah. 09 Sep 2010
Deeqdani ay qeeybisay Hayada Samafale RDA ayaa waxay kasoo gaartay Jaaliyad Soomaali ah oo ku Nool Dalka South Africa laguan Magacaabo Somali association of South Afica ( SASA).
SII AKHRI >>


Axkaamta sakaatul- fidriga 09 Sep 2010
Zakada Fidriga: waa waajib in la bixiyo sida uu cadeeyay Nabiga suuban (nabad galyo iyo naxariis korkiisa allaha yeelee),waxeyna ku waajibtaa qofkii heli kara xeliga ay waajibto wax ka badan quudkiisa iyo quudka dadka uu masruufkooda saaran yahay, qofkii Deen qaata si uu Fidrada isaga dhiibana waa u banaan tahay.
SII AKHRI >>


Baadari shaaciyey in 11/09 uu kuxusi doono gubida Kutubka Qur'aanka kariimka ah 08 Sep 2010
Baadari Mareykan ah oo lagu magacaabo Terry Jones ayaa shalay sheegay inuu ku adkaysanayo go'aankii uu horay u gaadhay ee ahaa in isaga iyo taageerayaashiisu ay maalinta 11/09 ay kuxusi doonaan gubida kutubka Qur'aanka kariimka ah.
SII AKHRI >>


TPLF oo shir uga furmay Makelle 07 Sep 2010
Ururka Tigray People’s Liberation Front (TPLF) oo hogaamiya isbahaysiga talada dalka haya ee EPRDF ayaa lagu soo waramayaa in shir uga furmay caasimada qawmiyada Tigray ee Mekelle iyadoo lafiliyo in dhawaan dalka lagaga dhawaaqo xukumad cusub.
SII AKHRI >>


Xisbiyo mucaarad ah oo isbahaysi cusub ku midoobay 07 Sep 2010
Addis Ababa: Qaar kamid ah xisbiyada mucaaraadka ee Ethiopia ayaa ku dhawaaqay isbahaysi cusub oo ay ugu magacdareen Ethiopian Democratic Forces Coalition.
SII AKHRI >>


Hay'ada RDA oo deeq lacageed gaadhsiisay barakacayaasha kusuga Ceelasha Biyaha 06 Sep 2010
Gudoomiyaha Hay’ada Samafale oo ka warbixinayay Mashruucan Qeybinta Lacagaha ayaa waxuu sheegay in Lacagtani oo Tiradeeda Gaareeysay $5,660 ( Shan kun Lix Boqol iyo lixdan Doolar) ay Hay’ada Kasoo Gaartay Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku Nool Dalka Koonfur Afrika .
SII AKHRI >>


Maxaa kajira in Col.Axmed Cumar Jees loo magacaabi doono taliyaha ciidanka militeriga ee Somalia? 06 Sep 2010
War lugeed aan si rasmi ah loo xaqiijin ayaa sheegaya in madaxweynaha DKMG ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu doonayo in col.Axmed Cumar Jees umagacaabo taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed.
SII AKHRI >>


 

09 Sep 2010



06 Sep 2010

06 Sep 2010

01 Sep 2010

01 Sep 2010

MAQAALLO - SOMALI

Somali State Council elects president, speakers03 Sep 2010

Ethiopia denies rebels chased oil, gas firms away03 Sep 2010

International Affairs: Who are the Real Pirates in Somalia?01 Sep 2010

Baytan ow raage iyo Khadra xaaji maxamuud oo wiil ugu dhashay bishaan, magaalada Mombassa ee dalka kenya31 Aug 2010

Full Text: Support for Democracy and Human Rights in Ethiopia Act of 201030 Aug 2010

CIA: Al Qaeda in Yemen Now Biggest Threat 25 Aug 2010

UWSLF reaffirms commitment to speed up dev’t in Somali State 25 Aug 2010

Mogadishu battle rages on after hotel carnage 25 Aug 2010

Somali attack tests peacemakers' resolve 25 Aug 2010

hanbalyo maher FAYSAL AXMED MAXAMED iyo CASHA MAXAMED CARAB oo merkoodu kadhacay dhadhab Kenya09 Aug 2010

Aaqil Axmed Xasan iyo Hayaat oo meherkoodu kadhacay dalka Sweden11 Jul 2010

Open Letter to Chairmen Sheikh Ibrahim and Eng. Maow, By Abdullahi Garrile11 Jul 2010

Abshir Baydhaba Shuuriye oo ku geeriyoodey magaalada Diridhaba10 Jul 2010

Cabdiqaadir iyo Suleekha Cali dhabuuke oo arooskoodu kadhacay dalka sweden29 Jun 2010

TacsiNIMCO CISMAAN YUUSUF AXMED RAABI oo ku geeriyootay magaalada Dhanaan 27 Jun 2010

Cabdirashiid Cumar Aadan(foolbeer) iyo Nasteexo Cabdi Budul oo ku aqalgalay magaalada Garissa20 Jun 2010

Axmednuur Xuseen Dubad iyo Raxma Daahir oo gabadh ugu dhalatay magaalada London19 Jun 2010

Jawaab celinþ By Abuu Cabdalla16 Jun 2010

Muxaadaradii xalay ka baxday masjidu Raxma Nairobi oo dadku aad ula yaabeen10 Jun 2010

JACAYLKII HADHSANWAA QAYBTII 4AAD09 Jun 2010

   
 

 

© 2010 Dhanaan.com All Rights Reserved .

Designed by Somalitech.com