Deeqdani ay qeeybisay Hayada Samafale RDA ayaa waxay kasoo gaartay Jaaliyad Soomaali ah oo ku Nool Dalka South Africa laguan Magacaabo Somali association of South Afica ( SASA). Read More ...
Zakada Fidriga: waa waajib in la bixiyo sida uu cadeeyay Nabiga suuban (nabad galyo iyo naxariis korkiisa allaha yeelee),waxeyna ku waajibtaa qofkii heli kara xeliga ay waajibto wax ka badan quudkiisa iyo quudka dadka uu masruufkooda saaran yahay, qofkii Deen qaata si uu Fidrada isaga dhiibana waa u banaan tahay. Read More ...
Baadari Mareykan ah oo lagu magacaabo Terry Jones ayaa shalay sheegay inuu ku adkaysanayo go'aankii uu horay u gaadhay ee ahaa in isaga iyo taageerayaashiisu ay maalinta 11/09 ay kuxusi doonaan gubida kutubka Qur'aanka kariimka ah. Read More ...
Ururka Tigray People’s Liberation Front (TPLF) oo hogaamiya isbahaysiga talada dalka haya ee EPRDF ayaa lagu soo waramayaa in shir uga furmay caasimada qawmiyada Tigray ee Mekelle iyadoo lafiliyo in dhawaan dalka lagaga dhawaaqo xukumad cusub. Read More ...
War lugeed aan si rasmi ah loo xaqiijin ayaa sheegaya in madaxweynaha DKMG ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu doonayo in col.Axmed Cumar Jees umagacaabo taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed. Read More ...